Category Archives: sheekooyin

Sheeko qosol badan,oday reer baadiye ah iyo taraawiix maxaa kala qabsaday.

Sheeko Qosol ah oo gaban , oday reer baadiya ah ayaa u soo safaray magaalada bil ramadaan walina ramadana muu usoosafrin magaalda habeenkii buu suuqa tagay masaajid lagu tukanayo ayuu arkay cishaa i buu is idhi so tuko yayna ku dhaafine masajidkii buu jamaca la xidhay ileen trawiix baa latukanay odaygii isagoo yaabsan buu dhameestay saladi masajidkii markuu ka soobaxay ayu arkay 3 oday oo iswareesnaya mid ba idhi waar sixir barar baa dhacay ee sonkortii imisaad ku ogaydeen mid baa u jawaabay markaasu idhi 20 dolar markaas bu idhi hadda 40 ayay maraysa mid kale aya idhi oo baastada imisaad ku ogaydeen markaas buu mid kale u jaawabay oo idhi 10 dollar markaas buu idhi hada 20 ayay maraysa markaas buu intuu kusoo dhex dhacay odaygi baadiyaha aha odayaashi is wareesanayay ayu idhi waar salaadi cishaa i imisaad rakco ayaad ku ogaydeen markaas bay odayaashii oo yabsan u jawaabeen dee 4 rakco markaas buu idhi hada 23 rakco ayay maraysa wax kastiba way kaceen